Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 01/02/2019 in Posts

  1. 1 point
    This dude actually thinks that everything will be hunkydory and business as usual. Ninkan waligii dad cadaan ah lama shaqayn ayay u badantay. The IC's concerns and frustrations as shown in the open letters in the past week were a "notice". It seems, VillaAMISOM's actions may have hastened a more different response from the IC soon. We will wait and see.
  2. 1 point
    Cadnaan, Somaliland bari hore ayay Somalia meel iska saartay. Laakin Shisheeye (UN etc) ayaa Somaliland lugaha wali haysta. Kolka ciyaartu halkaa ayay maraysa la soco. Cheeseman will be very lucky to finish the rest of his term. Sidii Col. Yey Airport Jomo Kenyatta xilka looga xayuubiyay ayaa u laaban. Cheeseman wado khiyaali ah ayay iska ordaya, Ethiopia ayu rumaysanyay inay dalka u qabato deedna sidii Afwayne diig ka noqdo. Waa wax aan caqliga galayn.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up