Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/27/2018 in all areas

  1. 2 points
    Talladanni @Tallaaboqoraalkiisii u eka? Waaba kafantiinna sii Tosha!
  2. 1 point
  3. 1 point
    Ciidamada Puntland ee ay DF la wareegtay oo keeni kara saddex waxyaabood Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya in dowladda Dhexe ee ay ugu dambeyn qarameysay ciidamada Booliska iyo Daraawiishta maamulka Puntland. Tallaabadan ee ay dowladda qaaday ayaa ah mid aad loo soo dhaweeyey maadama ay bud dhig u noqon doonto dowlad dhisidda Soomaaliya oo si buuxda loo hanto. Ciidamada kala madaxa bannaan ee aan hoos tagin dowladda dhexe waxa ay caqabad ku ahaayeen dowladniada dalka iyada oo horseed ka ahayd awood yarida dowladda dhexe. Dowladda Soomaaliya ee gacanta ku dhigtay ciidamada kala duwan ee Puntland waxa ay horseed u noqon doontaa saddexdan qodob ee hoos ku xusan. 1 – Maamulada oo toos u hoos yimaada dowladda dhexe sida dastuurku qabo Mar haddii ay dowladda la wareegtay labadii ciidan ee ugu awoodda badnaa ee Puntland waxaa xigi doona in ay wada shaqeyn buuxda dhex-marto maamulka iyo dowladda dhexe. Markii hore, Puntland oo ugu fac weyn maamulada dalka ka jira waxa ay tusaale u ahayd kuwa kale, haddii ay hadda ugu dambeyn ku wareejiyeen ciidamadoodii dowladda dhexe waxaa xigi doona oo aan dhib laga mari doonin kuwa kale. Waxa ugu weyn ee Puntland qasbay, sida aan rumeysanahay, ayaa ah dhaqaale la’aan maadaama Gaas bixin waayey mushaarkii ciidankiisa marar badanna ay ka gadoodeen. Waana taas waxa sidoo kale qasbi doonna maamullada kale. 2 – Waxaa hagaagi doona amniga dalka guud ahaan Kala qeybsanaantii awoodda ciidan ee dalka waxa ay keeni jirtay in amniga dalka la’isku halleeyo oo uusan xiriir dhexmarin laamaha amniga ee guud ahaan dalka. Booliska dalka oo hal gacan hoos taga waxa ay keeni doontaa in iska warqabka iyo xogta si sahlan la’isugu gudubno oo ay ciidamo ku sugaan amniga hal qaab (Uniform). 3 – Canshuuraha dalka oo la mideeyo Dowladda waxa ay culeys weyn ku haysay magaalada Muqdisho oo ay si xad ka bax ah ugu tiirsaneyd dhaqaalaha ka soo baxo. Dhaqaalaha Muqdisho ma ahayn mid ku filan dhaqdhaaqa dowladda, hase ahaatee, haddii laga heshiiyey oo ay dowladda maamulada kala wareegto ciidamada, waxaa fududaan doonta in sidoo kale la mideeyo dhaqaalaha dalka sida canshuuraha. Taas, waxa ay sahli doontaa in dowladda maamul gobolleed walba canshuurta ka soo xeroota lagu dabaro ciidamadiisa gaarka ah ee sugaya amniga. Xigasho
  4. 1 point
    Saalax, is this recruiting or nationalizing an already existing army as the news below reports: Dowladda federaalka Soomaaliya oo la wareegtay Maamulka Ciidamada Booliska iyo Daraawiishta ee Puntland War si hoose uu uhelay Wargayska Tusmotimes xafiiska Muqdisho ayaa sheegaya in Dowladda federaalka ee Soomaaliya ay la Wareegtay Maamulka Ciidamada Booliska iyo Daraawiishta ee Deegaanada Maamulka Puntland xili ay fooda nagu soo hayso Doorashada Madxtanimada Maamulkaasi. la wareegtaan ciidamada Booliska iyo Daraawiishta Maamulka Puntland ayaa yimid kaddib markii todobaadkan ay gaareen deegaanada Maamulka Puntland Wafdi kasocda Dowladda faderaalka Soomaaliya ka dibna tirakoob lagu sameeyey ciidamada Booliska iyo kuwa Daraawiishta ee Maamulkaasi. Wararkan ku saabsan la wareegitaanka Ciidamadaas ee Dowladda dhexe ay la wareegtay ayaa waxaa la sheegayaa in la xareeyey dhammaan ciidamada Booliska iyo Daraawiishta ee Maamulka Puntland ee ku sugan gobolada, kuwaasi oo magacyadooda iyo Taleefanadooda la diiwaangeliyay, loona sameyey kaarar ay ku qaataan mushaaraadka,qorshaha ayaa ah ciidamada in ay mushaaraadka ku qaataan Akoono sida aan xogtan ku helnay. Saraakiil kasocda dowladda faderaalka ee wada Tirokoobka ayaa horay umaray magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe,Carmo iyo Ciidamada ku sugan jiidda hore Tukaraq waxaana hadda Howlaha diiwaangalinta Ciidamada ay ka socotaa Magaalada Bosaso. Arrintan ayaa waxay imaanaysaa iyadoo loo diyaar garoobayo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland 8-da bisha kowaad sanadka cusub ee 2019ka. Lama,oga Cabdiwali Gaas in howshan Dowladda dhexe ka bilowday Deegaanada uu Madacweynaha ka yahay in uu la,ogyahay iyo in kale,Dhinaca kale Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas iyo Madaxda Dowladda dhexe ayaa waxaa ka dhexeeya Khilaaf. Howsha shaqo ee Dowladda dhexe hadda ay ka bilowday Deegaanada Puntland ayaa waxaa la noo sheegayay in ay tahay mid aan qarsooneyn oo Saraakiisha wada howsha Diiwaangalinta ah xataa ay la kulmeen qaar ka mid ah Madaxda Maamulka Puntland. Xigasho
  5. 1 point
    Woow, maxaa amaan quruxeed inanta loo heesayo la huwiyey! “ Habluhuba markaad soo gashay illa hagaasaane” Masraxan oo kale wuxuu ku tusayaa in dhalintayadu nabad iyo cisi ku nool yihiin. Jacayl waxa laga xasuustaa meel nabdoon.
  6. 1 point
    ONLF and OLF are exactly the same. That is probably why they never agree and never work together even temporary united front they never had. Their declared objective, independence and their organization mostly clannish does not match. Iley was more ONLF than ONLF in Eritrea. Now ONLF has to compete with 3 different forces in Somali Region. It cannot even play now any role in Somalia, since ONLF will be allied aginst those supported by Eritrea, which is not possible so now is neutralized. Taken out of play everywhere.
  7. 1 point
    Who is being hypocrite here? Was ONLF not the best ally for TPLF in setting up today's Ethiopia? Was not ONLF competing with the other 3 Somali parties as to who is closer? For Djibouti, Somaliland and Puntland and SW as well the ONLF problem was the same. Eritrea, ICU, Mugadishu. Eritrea has never had friendship with Djibouti, Somaliland, Puntland and SW be it in peace or in war, never. Sudan, Kenya and even Uganda, Brundi all had same policy and action with Tigray Ethiopia. They all allowed Ethiopian agents to roam freely in their countries and even kidnap persons of interest in including from their capital cities. 2006/7 what was role of ONLF? Who did they ally with in Somalia, in Ethiopia, Kenya.... You have to have good footing yourself before you can help your brother. Your brother should not put you in situation where both of you could loose knowingly. I like even better the Djibouti one. You can come and live here, but not do any work against Ethiopia from here. I am sure practically that is what all the regions did as well.
  8. 1 point
    Somaliland Army Chief "We will destroy them in their hideouts" Somaliland Army leadership do no bluff. They say what they mean, they mean what they say. The Army will give Garowe space to hold its selection process in peace. However, any new leader that will replace Gaas next year is on notice.
  9. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up