Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 12/03/2018 in all areas

  1. 2 points
    Waxa laso sheegaya qaniinayada ka dhib inay hashii ku dhacday xanuunka lo yaqaano Hepatitis C (Cagaarshowga C)
  2. 2 points
    Waxaan maqlay hasha geela magaceeda waxaa la dhahaa farmaajo markaa ciilkii uu qabay farmaajo ayuu odayga is iloobay But seriously this is animal cruelty qoladii animal protection group RSPCA in loo sheego waaye.
  3. 1 point
    Ileen wuxuu xaafaddiisa Hargeysa iskaga fadhiyo waa plan B xataa ma heysto? Ha iska qayilo, ha iska qarawo dhib malaha inta laga soo dhameystiraayo bahlo rifida. Muuse Muqayil is so desperate these days he is calling around Axmed Madoobe in Kismaayo, Gaas in Garoowe iyo Xasan Sh. for an advise iyo isxulafeysi ka soo horjeedo dowladda dhexe. Such a desperation.
  4. 1 point
    A true wannabe geeljire. A muqayil geeljire waa ii koow laakiin. By the way, Saalax, maxaa ka jiro Muuse Muqayil's lieutenant in laga celiyey Adisababa a few days ago? Waa loo diiday inuu ku galo baasaboor beenaadka. Jabuuti ayuu ka dhoofay on his way to Ingiriiska, with his Jabuuti baasaboor. Cunaqabateynta dowladda dhexe weyba sii balaaraneysaa and that is why Muuse Muqayil qeylo, quuq, aflagaado iyo afxumo ka soo hartay baryahaan. Qof bahlaha laga rifay waaye oo xabsi xaafad laga dhigay.
  5. 1 point
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up