Waa dhaqan xumo runtii hadday xaqiiq tahay
Faqrigu ama baahidu waa cadawga kowaad oo bulsho yeelato dhanka dhaqanka diinta iyo dhinac kastaba.
Carabtu waxay tiraahdaa (alfaqar-kufur)
Waxaa nasiib daraa dadkii loogu tala galay inay gabdhahaas wax baraan si ay u noqdaan bulsho hoos ka dhisan inay ayagii duurka la aadaan ayagoo dhaqaalihii shacabka kusii fidnaynaya.
Mushkilada koowaad waa jaadka oo ah maan dooriye aan waxba reebayn
Hogaamiyihii loo dacwoon lahaa qudhiisii waa muqayil.