Gableedi,
Odeyga waa af-gobaadsanaya, waxa Garowe ka jira ayaan ogahay.
Reer Garowe shacabkii waa yaabanyin. Amni xumo soo wajahday oo u badan rag hubaysan oo habeenkii iyo hadhka cadba dadka dhaca.
Ka hor Tukaraq may jirin waxan, Garowe amnigeedu waa la isku halaynjiray.
Waa siyaasad xumida Gaas ee dad shicib ah qoryo soo gurta ku yidhi. Nin abeeso korsaday camal.