Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 09/12/2018 in all areas

  1. 2 points
    Garoowe– Xog gaar ah oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaysa in madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Cabdixakiin Cabdullahi Xaaji Cumar Camey ay isugu gacan qaadeen gudaha madaxtooyada maamulkaas. Arrintan oo mananta ah midda ugu hadal haynta badan Garowe iyo guud ahaan deegaanada Puntland, ayaa ku soo aadeysa xilli labada mas’uul ay aad ugu kala fogaadeen shikii Kismaayo oo ay dowlad gobolleedyadu wadashaqeyntii dowladda dhexe ugu hakiyen. Ilo ka ag dhaw xafiiska madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la soo xiriiray Garowe Online ayaa sheegay in labada mas’uul ay isku maan dhaafeen xafiiska madaxweynaha, xilli Gaas uu su’aalo ka weydiiyey ku xigeenkiisa lacago uu kala baxay Bankiga markii uu bishii hore aaday magaalada Muqdisho. Hase ahaatee, Camey oo ka jawaabaya lacagta lagu eedeeyey ee uu kala baxay Bankiga dhexe ee Puntland ayuu ugu jawaabay “Yaa ku xisaabiya adiga?”, Isla markiiba waxaa ka xumaaday hadalkii labadooda waxa ayna is dhaafsadeen hadallo kul kul oo keetay in Camey istaago gacanna la aado Gaas. Waxaa labada mas’uul soo kala dhex-galay dadkii goobta ku sugnaa, oo u badnaa shaqaalahooda. Lacagta badan ee uu Gaas ku eedeeyey in Camey kala baxay Bangiga dhexe ee Puntland waxa ay imaaneysaa xilli uu Camey muddo ku sugnaa Muqdisho, isaga oo markii uu ka soo laabtay shir jaaa’id oo uu Garowe ku qabtay ku sheegay in uu Caasimadda Soomaaliya u aaday arrimo caafimaad iyo dhul uu ku lahaa magaalada. Dhinaca kale, Camey waxa uu ka soo horjeestay mawqifka Gaas ee dowladda dhexe xiriirka loogu jaray, waxaana aad baraha bulshada ugu baahay sawir ay isku salaamayaan garoonka diyaaradaha ee Garowe, balse muujinaya heerka uu khilaafkoodu gaarsiisan yahay. Camey ayaa la rumeysan yahay inuu aad ugu dhow yahay dowladda federaalka, hase yeeshee Gaas Ayaan wax ka qabin karin, xilkana ka qaadi karin maadaama Camey si gooni ah loo soo doorto.
  2. 2 points
    MMA the only people that work and are submissive to Ethiopians are your community in baydhabo they proudly wave the Ethiopian flag cooperate with Ethiopians they might even eat kitfo there is nothing Somali left in the cultural being of your people. Haday cidi ceeb u dhimanayso reerkina ceeb u dhiman laha balse ceeb ba uma arkan in la duleystee oo la xabashiiyey. Sababto dadka qaarba dhiig lahayn imika adigu waxad ku mashquushay Somaliland. Reerkinana xabashi ba caadi u gumeysta kama fakirtiid siidad u xoreyn lahayd sababto ah waad is dhiibtay.
  3. 1 point
    Farmaajo needs to answer why he is always embroiled in controversy with regions of Somalia niyoow? he did the same thing when he was PM and we thought he learned his lesson. the days of Siyad barre where one dictator is the eyes and ears of somali people are over. niyoow if you disrespect and act like you are the only boss in town, you will be kicked out in most unceremonious way. the people are your bosses in real democracy. you have no value other than to serve and do what people want you to do. walahi niyoow sometimes I say Somali leaders don't have brain capacity.
  4. 1 point
    Kkkkkkkkkk MMA with his weekly dose of qarxis is painful to take by some.
  5. 1 point
    The anarchist, the army gangs, the mafia, and separatist are desperately hoping to stole the steady progress the nation of Somalia made so far with Farmaajo and khayre governments. What is disintegrating is the fifedoms controlled by foreigners and corrupted individuals. The governments are busy building institutions with some progress. The explosions are getting fewer. The security forces are never been successful to fight the army gangs and progress was made fighting the corruption. Within two to three years far south Somalia will be a better place to live. With all the good news coming from the new nation of Somalia, it is understandable that people who are defending to maintain the old status quo are frustrating with the progress.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up