Hadal heynta ugu weyn waa deegaanka Soomaali Galbeed maahmahaan. Waxaa la yaabay anagoo wada Soomaali ah inaan isticmaalno ereyo iyo magacyo kale ay ula baxeen deegaanadaas dad aan Soomaali ahayn. Sida 'Kilinka Shanaad,' sida Jijiga for Jigjiga, sida 'Dire Dawa' for Diridhabo (same way it is Baydhabo, which tells you it is a Soomaali word in its originality). Waxaaba ugu sii daran kuwa Soomaalideena ah haddana yiraahdo 'Soomaalida Itoobiya.' Yaxyax weyn ayaa ka qaadaa markaa maqlo kuwaas.
You wouldn't find Oromo right-wing extremists calling Adisababa its name. It is always Finfine for them.
The re-liberation of Soomaali Galbeed needs to start with its names. Haddaa isticmaaleyno magacyada kuwa heysto isticmaalaan marka waxee u dhigantaa inaan ogolnahay inay iyaga leeyihiin.