Soomalidaa waa hore tiri: “ Nin daad qaaday Xumbo cuskay!”
Suldaanka, maantaad reer Soomaaliyeed oo is guubaabinaya oo arrimo iyaga gaar u ah ka wada hadlaya baad naf ka raadisay miyaa?
Wacade arrintu waa kugu soo fadhi xuntahay...lol
Ramadan Mubarak.