Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 03/27/2018 in all areas

  1. 2 points
    The hurtful words of the idiot caused so much pain for so many. Mr. Bihi must fire him. Watch this proud sister get very emotional about the hurtful words of the minister.
  2. 1 point
  3. 1 point
    Gooni, Waxa meesha la isku haysta waa gabay suuqdi ah (ciyaala suuq), qof kii lagu sheegay inu tiriyay, gole ama fagaare ayu kaga dhaartay dad badan markhaati ka ahaayeen. Kolka gabay noocaas ah oo naaqus ah, ayu Wasiirku book 2012 qoray ku so daabacay oo waliba u asteeyay ninkii ka dhaartay. Kolka arinka meesha yaal maha gabay'ga suuqa, sabab gabayo badan oo qabiil walba lagu sheegay oo ka foolxun ayaa jira. Laakin meesha waxa la isku haysta qof magac leh inu misaan siiyo gabay daciifa.
  4. 1 point
    Nin dumar caayay waa nin hooyadii caayay xaal lama waydiiyo. Ilaahay ragga wuxuu u doortay inay ambiyo noqdaan dumarkana hooyooyinkood.
  5. 1 point
    Farmaajo waa nin waxqabadkiisu badanyahay qeeyladiisuna yartahay. Sida madaxda qaarkood nin kamerada jecel maaha. Nin faanbadan maaha. Sidi kuwiihore nin meelkasta oo gurbaan lagatumayo igusawira dhaho ma aha. Waa sideey ilatahay aniga shaqsi ahaan.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up