Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 02/26/2018 in Posts

  1. 2 points
    The SNM had no official position on the issue of independence. However, there were obviously the believe that the 1960s Union was not fair and needed to be reviewed. Any hope for revival of the 1960s union was dashed when, shortly after the overthrow of the dictator, the Mogadishu leaders declared their own government without consulting or involvment of the SNM leaders. Mogadishu folks were more interested in looting and pillaging the state organs rather than help revive the country from the brinks. That was the straw that broke any hope of a Unity's back. And as they say the rest is history.
  2. 1 point
    Fair enough. Let's proceed. It was a public secret that the SNM was a separatist organization at its core. However, even during its darkest hours, the movement maintained the facade of being opposed to MSB as its main objective. I know in hindsight it is much easier to talk, but by laying out its main objective from the start, it would have made the situation much easier.
  3. 1 point
    Prof. Cali Khaliif ayaa ka hadlay arinka wuxu yidhi shuruudda kowaad waa in maamulka MJ-teeniya Dastuurkiisa ka saaro sheegashada Sool & Sanaag oo si official ah ha uga taanaasulaan caalamka ha u sheegaan. Kol hadi sida Maamulka MJteeniya ku dhaqaaqo, waxay u sahlaysa Somaliland in si fudud ugu fido dhamaan deegaamada faro ku tiriska ah ee ku si hadhay gacanta MJteeniya. Waa laba daran mid dooro. meel aad u xun ayay siyaasad ahaan ka maraysa, waana la so koobay fursadaha u banaan maamulka MJteeniya. Odayga maxaa Garoowe ka qabsaday wuu qarsanayaa. Garaad Saleebaan nin si ka xun loo bahdliay wali maan arag.
  4. 1 point
    Indeed they (the corrupt scumbags) are so shameless and arrogant they don't bother to hide their loot from the public. Shalay kii caato darteed dabayshu qaadaysay ayaa maanta calool wayni darteen fadhiga inuu ka kaco ku adagtay. They are also so ignorant to understand that it is themselves, their children, and grandchildren who would have benefited from those investments. What is the point of building an expensive villa in a city with no building plans, no paved streets, no pedestrian pavements, no bridges, no traffic rules, no running water, no sewage and drainage system, no rubbish collection, no playgrounds for kids, no libraries, and no trees for shade from the scorching sun?
  5. 1 point
    Oodwaynow Hadalkaagu wuxuu u badan yahay fadhi ku dirir, waaqacana waad ka fogtahay Qabiil dagaal si toos ah u wadi kara 2saac ma joogo soomaaliya oo dhan,niyad ahaan iyo dhaqaale ahaanba. waxaan aad qaranka ku sheegayso waa qabiil, iska daa gaalkacyee, reer miyiga ku dagaalama ceel-afweyn makala celin karaan,sababtoo ah ayagoo tuutaha snm labisan bay dakano u keeni beeshooda. Waa wax laysku dhoodhoobay qaran soomaaliya kama jiro saxiib xaqiiqdu waa taas biyo kuma dhibcaankaa. Puntland fursadeedu waxay ahayd abo, sadex ma'ahayn aragtidayda Kow inay markeeda horaba la yimaadaa nidaam beelohoo dhan ku midaysanhihiin Ssc iyo laasqoray caluula iyo beel kastaba, lagana dhigin beelo boqortooyada un ilaaliya, Sharci tiir adag iyo dastuur adagna samayso, maysan yeelin, ilaa iyo hadana hogaanku waa meerto ilmo sulaymaan ku kooban. Runtii waa niman ladan oo qabow intooda maamulka iyo leefkaba haysata, dagaalkana ma jecla siday ii sheegeen qaarkood. fursadda labaad waxay ahayd inay aqoonsadaan khaatumo, oo ka dhul iyo gobolo badan gal-mudug. Taasna maysan yeelin, taa badelkeeda waxay xoogga saareen inuusan maamul kale u dhaxayn ayaga iyo snm. Arintaasu waxay keentay, colaad siyaasadeed xiddido fog oo dhex marta sool iyo garoowe, rag badan oo ku mayal adkaa soomaali weyna daciifisay. Intaasu waa xogta dhabtaa saaxiib saxan badhan oo lagugu sooray saxaafadda ha ugu yeerin. Tan cuqdada shacabka waqooyi galbeed cuqdad ma qabaan waan kugu raacsanahay mushkiladdu waa nadaamka oo markay baryo joogaanba sheeko cusub keena hadday waayaan waxay sheegaana, qabuuraha lafo u doona. Nalka wayn yuusan koranto badan kaa dhamayn saaxiib, aakhirka way hagaagi, waxaadna ogaataa soomaaliyoo dhan dad kale yaa u fekera, ayaga fekerkoodu ma dhaafo beesheena qarran ma la moodaa?!! Hadday kala goyn lahaayeen iyo hadday isku meel ku masruufi lahaayeenba kubaddu beesha caalamka bay hortaalaa goolhaye la'aan. Suldaan Odaygu waa oodweynoo kale dagaalka afku waa ka jiraa meel walba, cumaamaddu hadday dhulka ku dhacdo waa laga jaftaa, waagay qiimaha lahayd waa lagasoo gudbay.
  6. 1 point
    The country is now blessed to have people like Bayle and Bashir Isse runing the treasury and the central bank respectively. I don't know how long this recent luck will last, but all looks upwards and, we may finally catch a break from the never ending curses of the past three decades.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up