Alahaw nimaan wax ogayn ha cadaabin.
Galbeedi ma sidaad jeceshay mise siday tahay. Sidaad jeceshay waad noo sheegtay. Laakin sida waaqica runtu tay waa mid aan adiga kaa farxinahayn oo murugo kuu siyaadin doonta.
You can twist your twisted brain anyway you like including trying to involve Ethiopia into the mix. But the truth remains, Somaliland took this action in retaliation for
1. SFG Minister who trespassed into Somaliland borders
2. To send a signal to Farmaajo that he shouldn't even think about crossing the border which was originally part of his plan to meet some elders inside Sool region (Buuro Wadal). The meeting with Farmaajo was held in Garoowe instead after Somaliland's operations.
Imika iyo xaal, Ciidanka Qaranku amar waxa lagu siiyay inay fadhiisinta ay joogaan hada hore uga kicin. Laakin hadii wax daandaansi ah kaga yimaado dhanka Puntland, waxay fasax u haystaan inay ilaa xadka tagaan. Hadii Mamulka Puntland joogsan waayo, waxay ka gudbi doonaan xadka oo Garoowe ayaa la isugu tagi doona.
Wax walba hada waxay ku xidhanyiin Maamulka Puntland weerar ma soo qaadaya? Jawaabtu waa maya. Halka ay hada joogaan ayay guul u tahay.