Leaderboard


Popular Content

Showing content with the highest reputation on 11/29/2017 in all areas

  1. 1 point
    Gobweyn, Jubbada Hoose, Somalia.
  2. 1 point
    Iskusoo bax lagu soo dhawaynayo dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Waxaa soo agaasimay iskusoo baxaan Culimaa’udiinka Ahlusuna waxaana Dadka ka qayb galay oo Isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada ay gaarayeen Boqolaal dadwayne aha. Waxaa la arkayay gaadiidka raaxada oo socod ku maraya wadooyinka degmada iyo Dariiqoyinka Ahlusuna qaybahooda kala duwan oo qasiidooyin NABI amaan ah oo ay ku soo Dhawaynayaan xuska dhalashada Nabigeena Muxamed ka soo jeediyay goobta ay ku kulmeen Isu soo baxayaasha. Dadka ka hadlay isu soobaxa lagu soo dhawaynayo xuska dhalashada Nabiga oo 12-ka bishan Mowliid lagu wado in la dhigo ixtifaalka Nabigeena suuban ayaa isugu jiray Culimaa’udiin iyo Odayaal, kuwaasi oo ka hadlay sida ay muhiim u tahay in la wayneeyo maalintii Uu dhashay nabigeena Muxamamed. Puntlandi.com
  3. 1 point
    This seems to me another hasty PR stunt from the Mogadishu local Admin and the Odoyaasha beesha. If this government, or any other previous one is serious about creating justice for the victims who lost their property/land. They would have started creating clean judiciary system, and courts that specialise in this kind of cases. Sheekadu waa idaacadaha waxaan kasheegno abaabula sanadkiiba mar ama labo.
  4. 1 point
    Waa in aan markan Sanka ka taabto Libaaxa, cabasho adagna u gudbiyo
  5. 1 point
  6. 1 point
    You don't need to understand anything. Sanaag is Somaliland and Somaliland is Sanaag, it is how we want it to be and no amount of garbage you post online will change that fact kid. The gentlemen in the video are just doing what every community in Somaliland does so well when it wants some attention and goods. In the near future president-elect, Muuse Biixi will either go to Sanaag to sit down with his people or invite our respected elders to Hargeisa and the miserable folks like you will then have to look for some other hobbies.
  7. 1 point
    Ereyga gar inta micno uu isku badalaayo ma u fiirsatay? Gar - chin (gar dheeridaa) Gar - beard (war garka iska xiir) Gar - judgement (noo gar qaad) Gar - reason (gar ma gasho) And then when gar is a prefix, suffix or in-between. Waxgarad Garyaqaan Garasho Garmaqaate Garanwaa Iyo wixii la mid ah. Waa sababa aan ku jeclahay afkeena hodanka ah.
  8. 1 point
    Abdullaahi, yes he was after power but never took or stole money which is common among most leaders. His window beleive collect state pension as all former leaders/families. Which is enough qof iimaan leh.
  9. 1 point
    dhibka jira ayaa waxay tahay qabaailka dagan muqdisho sida beesha abg**l inay tirsanayaa cadaalad daro oo dawladii siyaad bare dhul uga qaadatay inay dowlada u baahantahay laakin dad qaas ah la siiyeyey. dadkii qaarkiis ayaa hada dhulkii dib usoo sheeganaayo sida xaafada xoosh qeybo kale.
  10. 1 point
    He was a different generation. Dawladnimada wuu uga dhawaa dhamaan dadkii in soo maray tan iyo 1991. Hassan sheikh is millionare so does Shariif and FArmaajo will one after four years. I heard that his own children were making a living in Alberta like everyone else.
  11. 1 point
    No, other than being fellow dhabayaco. I was referring to my family home. I am surprised Abdullahi Yusuf only had one house. Makes sense though he was more interested in power than wealth accumulation.
  12. 1 point
    Sababta Odayada miyiga lixdan jir ugu guursadaan minyaro labaatan jir ah waa midaa. Maraq baaskan waa in laga soomiyaa odayadan maalin walba lasoo taagan lacag soo dir reer baa soo siyaaday
  13. 1 point
  14. 1 point
    Solidarity: Women in Garowe cry after the deadly attack in Mogadishu.
  • Newsletter

    Want to keep up to date with all our latest news and information?

    Sign Up